Mogadishu Port Authority

CIID MUBARAK

Ciid Mubarak

Maamulka Dekedda Muqdisho wuxuu Hambalyo diirran u dirayaa dhammaan ummadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul fidrigaIlaahay ha inaga aqbalo soonkii, salaaddii, iyo camalkii wanaagsanaa, hana ka dhigo Ciiddaan mid nabad, barwaaqo, iyo farxad ku soo kororta dalkeena. Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa dhammaan bahda ka shaqeysa dekedda ee dadaalka joogtada ah ku bixiya horumarinta adeegyada iyo kobcinta dhaqaalaha dalka.

Ciid wanaagsan dhammaantiin!