Maamulka Dekedda Muqdisho ayaa hambalyo iyo bogaadin u diraya Kooxda Kubadda Koleyga ee Dekedaha, oo ku guuleysatay Koobka General Daauud ee Kubadda Koleyga 2026. Kooxda Dekedaha ayaa guushan xaqiijisay kaddib markii ay ciyaartii finalka xalay kaga adkaatay kooxda Heegan, iyadoo ku…
Awards, recognitions, and major accomplishments.
Safar 50 sano ah oo ka turjumaya taariikh, horumar iyo isbeddel muuqda.
Sannadkii 1976, Dekedda Muqdisho waxay ku jirtay marxalad dhisme iyo aas-aaska kaabayaasheeda casriga ah. Maanta oo la joogo 2026, waxay noqotay deked casri ah oo laf-dhabar u ah ganacsiga Soomaaliya, isla markaana isku xirta dalka iyo dunida. 1976 Aas-aaska Horumarka 2026…
DEKEDDA MUQDISHO OO 36 DARAJO SARE U KACDAY
Waxaa sharaf iyo farxad noo ah inaan soo bandhigno horumar muuqda oo ay Dekedda Muqdisho ka gaartay Tusmada Waxqabadka Dekedaha Konteenarrada (CPPI) ee heerka caalamiga ah. 2024 Kaalinta 163aad ee caalamka 2025 Kaalinta 127aad ee caalamka Qiimeyntan caalamiga ah waxaa…
Waqbadkii sannad kii la soo dhaafay ee Dekada muqdisho
Documentary-gan waxa uu soo bandhigayaa waxyaabihii u qabsoomay Dekedda Muqdisho sanadkii la soo dhaafay, oo ay ka mid yihiin horumarinta adeegyada dekedda, tababarrada shaqaalaha, kororka dhaqdhaqaaqa ganacsiga, casriyeynta nidaamyada shaqada iyo xoojinta xiriirka iyo iskaashiga caalamiga ah.
Prime Minister Commends Mogadishu Port’s Achievements and Operational Excellence
5 October 2025 The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre, today received the Minister of Ports and Marine Transport, H.E. Abdulqadir Mohamed Nur, and the Director General of the Mogadishu Port Authority, H.E. Ambassador Mohamed…



