Mogadishu Port Authority

Fariinta Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho ee Munasibada Ciida Carafa 2026.

Fariinta Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho ee Munasibadda Ciida Carafa, Mudane Amb Mohamed Ali Nur.

Explore more
Maareye ku-xigeenka Ahna kusimaha Mareeyaha Guud Ee dekada muqdisho oo ka qaybgalay Machadka Soomaaliyeed ee Badaha, oo loogu talagalay horumarinta iyo barashada cilmiga badaha

Ku simaha Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Ahna maareeye ku xigeenka Dekedda Dr. Cali Xaaji ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad xariga looga jarayaay Machadka Soomaaliyeed ee Badaha, oo loogu talagalay horumarinta iyo barashada cilmiga baddaha, waxaana daahfuray wasiirka wasaaradda Dekeddaha XFS.

Explore more
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nuur ( Americo ) ayaa booqday xarunta Jaamacadda Benadir, waxaana uu ardayda Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Maamulka Jaamacadda u soo jeediyay mowduuc ka hadlayay Ganacsiga, Saadka (Logistics), iyo Mustaqbalka Dhaqaalaha Soomaaliya.

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nuur ( Americo ) ayaa  booqday xarunta Jaamacadda Benadir, waxaana uu ardayda Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Maamulka Jaamacadda u soo jeediyay mowduuc ka hadlayay Ganacsiga, Saadka (Logistics), iyo Mustaqbalka Dhaqaalaha Soomaaliya.

Explore more
Maareeyaha Dekedda Muqdisho Mudane Danjire Maxamed Cali Americo iyo agaasimaha guud ee wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Abdirisaaq Axmed Cali, ayaa ka kawada hadlay xoojinta wada-shaqeynta ka dhaxaysa Wasaaradda Deegaanka iyo Dekedda Muqdisho.

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur Ameeriko iyo agaasimaha guud ee wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Abdirisaaq Axmed Cali, ayaa ka kawada hadlay xoojinta wada-shaqeynta ka dhaxaysa Wasaaradda Deegaanka iyo Dekedda Muqdisho, si loo adkeeyo la socodka iyo xakamaynta waxyaabaha…

Explore more
Maareyaha Dekada muqdisho oo kormeer ku tagay lamaha Aminga Dekada

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa maanta booqasho ku tagay saldhigyada ay ciidamada amniga, gaar ahaan Booliiska iyo Hay’adda NISA, ku leeyihiin gudaha dekedda Muqdisho, waxaana ciidamada uu ku dhiirrigeliyay inay sii laba jibbaaraan dadaallada ay ugu jiraan…

Explore more
Maareeyaha Dekedda Muqdish, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa noqday maareeyihii ugu horreeyay tan iyo burburkii Dowladdii dhexe oo si toos ah kormeer ugu kuurgala habsami u socodka howlaha soo xirashada maraakiibta imanaysa Dekedda Muqdisho

Maareeyaha Dekedda Muqdish, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa noqday maareeyihii ugu horreeyay tan iyo burburkii Dowladdii dhexe oo si toos ah kormeer ugu kuurgala habsami u socodka howlaha soo xirashada maraakiibta imanaysa Dekedda Muqdisho. Kormeerkan taariikhiga ah ayaa muujinaya dadaalka…

Explore more
Hambalyo Maalinta Shaqalaha Aduunka

Hambalyo Maalinta Shaqaalaha Adduunka. Tallaabo kasta waxay leedahay ujeeddo, shaqo kastana waxay u baahan tahay dadaal iyo masuuliyad. Shaqaaluhu waa laf-dhabarta horumarka iyo socodsiinta howlaha maalinlaha ah. Maanta waxaan qadarin u muujineynaa dadaalkooda iyo kaalinta ay bulshada ku leeyihiin.

Explore more