Mogadishu Port Authority

Maareyaha Dekada muqdisho oo kormeer ku tagay lamaha Aminga Dekada

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa maanta booqasho ku tagay saldhigyada ay ciidamada amniga, gaar ahaan Booliiska iyo Hay’adda NISA, ku leeyihiin gudaha dekedda Muqdisho, waxaana ciidamada uu ku dhiirrigeliyay inay sii laba jibbaaraan dadaallada ay ugu jiraan xoojinta amniga iyo ilaalinta xarumaha muhiimka ah ee dalka.