Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa ka qaybgalay barnaamijkii ugu horreeyay ee lagu dhiirrigelinayo dhallinyarada Soomaaliyeed, kaas oo diiradda lagu saaray “Hoggaaminta, Anshaxa Shaqada iyo Fursadaha Shaqo ee Dhallinyarada Soomaaliyeed.” Kulanka waxaa soo qabanqaabisay Arkaan Leadership…
Official announcements, press releases, and public updates.
Kooxda naadiga kubada koleyga maamulka Dekada muqdisho oo keenay xafiiska Mareeyaha koobka general Daud oo aay Dhawan ku guuleysteen
Kooxda kubadda koleyga Naadiga Dekedda Muqdisho ayaa maanta munaasabad ka dhacday Dekedda Muqdisho koobkii ay dhowaan ku guuleysteen ku wareejiyay masuuliyiinta wasaardada dekeddaha iyo maamulka Dekedda Muqdisho. Munaasabadda waxaa goob joog ka ahaa Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS,…
Kulanka Billah ah ee Maamulka Dekadda Muqdisho
Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho, Mudane Amb. Mohamed Ali Nur Ameeriko, ayaa shir guddoomiyay kulan ay yeesheen Agaasimayaasha waaxyaha kala duwan ee Maamulka Dekadda Muqdisho, kaas oo looga hadlayay xoojinta hufnaanta shaqo iyo horumarinta howlaha dekadda. Kulanka waxaa sidoo kale ka…
Benadir Business Expo 2026
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur, ayaa ka qaybgalay maalintii 3-aad ee bandhigga Benadir Business Expo 2026, oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Maareeyaha Ayaa bogaadiyey qabanqaabiyeyaasha Benaadir Business Expo iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ka qaybqaadanaya bandhigga, isagoo…
EU-Somalia Business Forum
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur, ayaa ka qaybgalay maalintii labaad ee EU-Somalia Business Forum isagoo ka qayb qaatay dood ku saabsan Ganacsiga iyo Saadka: Isku-xirka Soomaaliya iyo Suuqyada Gobolka & Midowga Yurub. Doodda waxaa lagu gorfeeyay…
Friuli Venezia Giulia, Talyaaniga | 26–30 Sebtembar 2026.
Wafdi oo uu hoggaaminayay Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayna ka mid ahaayeen Maareeyaha Guud ee Dekedaha Soomaaliya Cabdulqaadir Xaaji Xasan (Gureey), Prof. Khalid Macow, Ku-xigeenka Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Talyaaniga & Mudane Abdullahi Hamud…
Kooxda basketball ka maamulka dekada muqdisho oo ku guuleystay Koobka janaraal Daauud
Maamulka Dekedda Muqdisho ayaa hambalyo iyo bogaadin u diraya Kooxda Kubadda Koleyga ee Dekedaha, oo ku guuleysatay Koobka General Daauud ee Kubadda Koleyga 2026. Kooxda Dekedaha ayaa guushan xaqiijisay kaddib markii ay ciyaartii finalka xalay kaga adkaatay kooxda Heegan, iyadoo ku…
Mareeyaha Guud ee dekada ayaa shir guddoomiyay kulan wada-tashi iyo isku-xirnaan ah oo ay ka qeybgaleen hay’adaha amniga iyo dhinacyada khuseeya hawlaha dekedda.
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa shir guddoomiyay kulan wada-tashi iyo isku-xirnaan ah oo ay ka qeybgaleen hay’adaha amniga iyo dhinacyada khuseeya hawlaha dekedda. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray ciriiriga dekedda, dedejinta ka-bixitaanka konteenarrada gudaha dekedda,…
Xuska munaasabadda Maalinta Badda Adduunka (World Maritime Day).
Maamulka Dekedda Muqdisho wuxuu Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shaqaalaha, badmaaxiinta, dekedaha, hay’adaha iyo bah-wadaagta ka shaqaysa horumarinta iyo ilaalinta badaha, munaasabadda Maalinta Badda Adduunka (World Maritime Day). Baddu waa halbowlaha ganacsiga caalamka, isku xirka bulshooyinka iyo dhaqaalaha, iyo laf-dhabarta…
Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho oo kormeeray dhisamaha Cusub ee Maamulka Dekadda Muqdisho
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Amb Mohamed Ali Nur oo uu wehliyo Maareeye Ku-xigeenka Dekadda Dr. Ali Haji Mohamed, ayaa maanta booqday dhismaha cusub ee casriga ah ee Dekedda, oo haatan gabagabo ku dhow. Fulinta mashruucan ayaa ah mid lagu casriyeynayo…





