Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa ka qaybgalay barnaamijkii ugu horreeyay ee lagu dhiirrigelinayo dhallinyarada Soomaaliyeed, kaas oo diiradda lagu saaray “Hoggaaminta, Anshaxa Shaqada iyo Fursadaha Shaqo ee Dhallinyarada Soomaaliyeed.” Kulanka waxaa soo qabanqaabisay Arkaan Leadership…
Kooxda naadiga kubada koleyga maamulka Dekada muqdisho oo keenay xafiiska Mareeyaha koobka general Daud oo aay Dhawan ku guuleysteen
Kooxda kubadda koleyga Naadiga Dekedda Muqdisho ayaa maanta munaasabad ka dhacday Dekedda Muqdisho koobkii ay dhowaan ku guuleysteen ku wareejiyay masuuliyiinta wasaardada dekeddaha iyo maamulka Dekedda Muqdisho. Munaasabadda waxaa goob joog ka ahaa Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS,…
