Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa ka qaybgalay maalintii labaad ee Shirka Bulshada Bariga Afrika EACON, isagoo ka mid noqday dood-wadaag cinwaankiisu ahaa “Isku-xirka Soomaaliya iyo Bariga Afrika: Ka Faa’iidaysiga Jidadka Ganacsiga, Dekedaha iyo Dhaqaalaha Buluugga…