Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa tababar lagu baranayay sida xogta loo falanqeyo u soo xiray qaar ka mid ah shaqaalaha Dekedda Muqdisho, Tababarka oo uu bixiyey agaasimaha waaxda IT ga ee maamulka dekada muqdisho mudane…
Maamulka Dekadda Muqdisho ayaa maanta wareejiyay laba konteenar oo ay ku jiraan agabyo caafimaad oo ka yimid dalka Switzerland, kuwaas oo loogu talagalay in lagu horumariyo hawlaha caafimaad ee Isbitaalka Degmada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Agaasimaha Xafiiska Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho, Mudane Nor Said Tahlil ayaa ka warbixiyay konteenarrada la wareejiyay, isaga oo sheegay in Maamulka Dekadda Muqdisho ay ka go’an tahay in ay si hufan ugu adeegaan ummadda Soomaaliyeed. Agaasimaha Isbitaalka Jowhar, Dr. Ramla Cabdiraxmaan Cilmi, ayaa sheegtay in agabyadan caafimaad ay yihiin kuwo ay baahi weyn u qabeen, isla markaana lagu xoojin doono hawlaha caafimaad ee Isbitaalka Degmada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Maamulka Dekadda Muqdisho ayaa maanta wareejiyay laba konteenar oo ay ku jiraan agabyo caafimaad oo ka yimid dalka Switzerland, kuwaas oo loogu talagalay in lagu horumariyo hawlaha caafimaad ee Isbitaalka Degmada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Agaasimaha Xafiiska Maareeyaha Guud ee…
Mareeyaha Dekada muqdisho oo tobabar u soo xiray xafiiska warbaahinta dekada
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa soo xiray tababar loo qabtay Xafiiska Warbaahinta Dekedda Muqdisho, kaas oo uu bixiyey Agaasimaha Caafimaadka iyo Badqabka Dekadda Mudane Iman Mohamed. Tababarku wuxuu diiradda saaray xoojinta wacyiga iyo fahamka shaqaalaha…
Boqashada jamacada City University
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa booqasho rasmi ah ku tagay City University of Mogadishu halkaas oo uu ardayda iyo bahda Jaamacadda uga jeediyey muxaadaro muhiim ah oo cinwaankeedu ahaa “Isku-xirka Soomaaliya iyo Ganacsiga Caalamka.” Mareeyaha…
Asaaka mareeyihi hore ee Dekada muqdisho
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur ( Americo ) Mareeye ku-xigeenka Dekadda Mudane Abdallah kaarshe, Wasiiro, Xildhibaano & Maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho iyo boqolaal shacab ah ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada iyo…
Shirkadda Marina Seafood
Dekedda Muqdisho waxa maanta lagu soo dhaweeyay Marina Seafood, iyo doontoda Maaya mooya oo ka shaqeysa dhoofinta kalluunka Soomaaliya ayago gaarsiiya suuqyada caalamka. Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Americo), ayaa bogaadiyay shirkadda iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku…
Gudoomiyaha Cusub ee golaha shacabka JFS
Hambalyo Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka jamhuuriyadda faderaalka Soomaaliya. Maamulka Dekedda Muqdisho wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Mudane Abdulkadir Mohamed Nur oo ku guuleystay hoggaaminta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Maamulka Dekedda Muqdisho wuxuu si gaar ah u xusayaa…
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Mudane Cabdisalaan Sheekh Xuseen.
Waxaa sharaf iyo farxad inoo ah inaan Dekedda Muqdisho ku soo dhaweynno Wasiirkii hore ee Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Mudane Cabdisalaan Sheekh Xuseen. Wasiirka waxaa si diirran u soo dhaweeyay Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur…
Shirweynaha Badaha soomaaliya
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa ka qayb galay dood-wadaagga 3-aad ee Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya (#SMC2026), isagoo adkeeyey muhiimadda ay Soomaaliya u leedahay isu socodka maraakiibta caalamka. Wuxuu soo bandhigay qorshaha dekeda cusub oo…





