Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa ka qayb galay dood-wadaagga 3-aad ee Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya (#SMC2026), isagoo adkeeyey muhiimadda ay Soomaaliya u leedahay isu socodka maraakiibta caalamka. Wuxuu soo bandhigay qorshaha dekeda cusub oo…
Shirweynaha 1aad ee badaha Soomaaliya
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur “Qorshaha Dowladda waxaa uu yahay in dalku yeesho dekedu casri ah kuwaas oo qeyb ka qaadanaya shaqo abuurka iyo kobaca Dhaqaalaha”.
