Mogadishu Port Authority

Waxqabadkii Dekada muqdisho ee sannadkii la soo dhaafay.

Documentary-gan waxa uu soo bandhigayaa waxyaabihii u qabsoomay Dekedda Muqdisho sanadkii la soo dhaafay, oo ay ka mid yihiin horumarinta adeegyada dekedda, tababarrada shaqaalaha, kororka dhaqdhaqaaqa ganacsiga, casriyeynta nidaamyada shaqada iyo xoojinta xiriirka iyo iskaashiga caalamiga ah.

Explore more
IMG_7411
Khudbada jamacada City ( Isku Xirka Soomaaliya iyo Ganacsiga Caalamiga ah )

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh, Galab wanagsandhammaantiin. Sharaf weyn ayay ii tahay inaan maanta idinla joogo Jaamacadda City University. Isku xirnaantu waxay mar walba ahayd udub-dhexaadka horumarka dhaqaale, kobaca suuqyada iyo xiriirka dalalka. Haddii ay noqoto waddooyin, tareenno, marin-biyood, duulimaadyo ama shabakadaha…

Explore more