Mogadishu Port Authority

Events, photo galleries, videos, and media coverage.

c662c664-2e34-49b7-bcc5-8e24abd41fe5
Safar 50 sano ah oo ka turjumaya taariikh, horumar iyo isbeddel muuqda.

Sannadkii 1976, Dekedda Muqdisho waxay ku jirtay marxalad dhisme iyo aas-aaska kaabayaasheeda casriga ah. Maanta oo la joogo 2026, waxay noqotay deked casri ah oo laf-dhabar u ah ganacsiga Soomaaliya, isla markaana isku xirta dalka iyo dunida. 1976 Aas-aaska Horumarka 2026…

Explore more
Maamulka Dekedda Muqdisho iyo kalkaal hospital oo kala saxiixday Heshiis Iskaashi Caafimaad.

Maareeyaha Guud ee dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur oo uu wehliyo maareeye ku xigeenka dekedda Dr. Ali Haji Mohamed iyo Maamulka Kalkaal Hospital ayaa si rasmi ah u kala saxiixday Heshiis Iskaashi Caafimaad, kaas oo lagu xoojinayo daryeelka iyo…

Explore more
Screenshot
DEKEDDA MUQDISHO OO 36 DARAJO SARE U KACDAY

  Waxaa sharaf iyo farxad noo ah inaan soo bandhigno horumar muuqda oo ay Dekedda Muqdisho ka gaartay Tusmada Waxqabadka Dekedaha Konteenarrada (CPPI) ee heerka caalamiga ah. 2024 Kaalinta 163aad ee caalamka 2025 Kaalinta 127aad ee caalamka Qiimeyntan caalamiga ah waxaa…

Explore more
IMG_7895
Wasiirka Batroolka iyo Khayraadka Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku yimi Dekadda Muqdisho

Wasiirka Batroolka iyo Khayraadka Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Dahir Shire Mohamed oo uu wehliyo Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Qaranka Eng. Cabdulqaadir Aadan oo hawla shaqa u yimid Dekadda Muqdisho ayaa kulan gaar ah la qaatay Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho…

Explore more
Waqbadkii sannad kii la soo dhaafay ee Dekada muqdisho

Documentary-gan waxa uu soo bandhigayaa waxyaabihii u qabsoomay Dekedda Muqdisho sanadkii la soo dhaafay, oo ay ka mid yihiin horumarinta adeegyada dekedda, tababarrada shaqaalaha, kororka dhaqdhaqaaqa ganacsiga, casriyeynta nidaamyada shaqada iyo xoojinta xiriirka iyo iskaashiga caalamiga ah.

Explore more
Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho oo wareegto rasmi ah oo khuseysa Gaadiidleyda dekada ka hawl gasha soo saraay.

Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho Mudane Ambassador Mohamed Ali Nur ayaa maanta soo saaray wareegta isugu jirta nidaamin iyo mamnuucid ku socota Gaadiidka ciladeysan iyo wadayaasha gaadiidleyda ee soogala gudaha Dekadda Muqdisho. Waxaa shaacinta wareegtadan goob joog ka ahaa Maareeye ku-xigeenada…

Explore more
Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed Oo booqasho rasmi ah ku yimi Dekadda Muqdisho

Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho, Mudane Amb. Maxamed Cali Nuur, oo uu weheliyo Maareeye Ku-xigeenka Dekadda, Mudane Cabdalle Karashe iyo maamule kuxigeenka furdada Dekadda Mudane hassan nur. ayaa si rasmi ah u soo dhaweeyey Guddoomiyaha cusub ee Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha…

Explore more
Kulanka Agaasimayaasha Maamulka Dekadda Muqdisho.

  Kulanka Agaasimayaasha Maamulka Dekadda oo uu shir guddoomiyey Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho, Mudane Danjire Maxamed Cali Nuur waxaana ku wehelinayey Maareeye Ku-xigeennada Dekadda, Dr. Ali Haji Mohamed iyo Mudane Abdalla Karashe. Kulanka waxaa diiradda lagu saaray qiimeynta waxqabadka sanadkii…

Explore more
Taariikhda Gabadhii Ugu Horreysay ee Foorliif Ka Kaxaysa Soomaaliya.

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dekedda, Dr. Ali Haji Mohamed iyo Mudane Abdallah kaarshe ayaa maanta Dekedda Muqdisho ku soo dhaweeyay Marwo Xaawa Axmed Hilowle, oo ka mid ahayd shaqaalihii hore…

Explore more
ddb5d78c-20f6-46a7-9511-0b84a64b11e0
Taariikhda Gabadhii Ugu Horreysay ee Foorliif Ka Kaxaysa Soomaaliya.

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dekedda, Dr. Ali Haji Mohamed iyo Mudane Abdallah kaarshe ayaa maanta Dekedda Muqdisho ku soo dhaweeyay Marwo Xaawa Axmed Hilowle, oo ka mid ahayd shaqaalihii hore…

Explore more