Mogadishu Port Authority

Events, photo galleries, videos, and media coverage.

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Mudane Cabdisalaan Sheekh Xuseen.

Waxaa sharaf iyo farxad inoo ah inaan Dekedda Muqdisho ku soo dhaweynno Wasiirkii hore ee Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Mudane Cabdisalaan Sheekh Xuseen. Wasiirka waxaa si diirran u soo dhaweeyay Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur…

Explore more
7b11ecba-4122-4d9f-b2bb-1d357d46bc37
Tacsi

TACSI Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur, iyo dhammaan maamulka iyo shaqaalaha Dekedda Muqdisho, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, qaraabada iyo ehelada Marxuum Cabdullaahi Cali Nuur, oo ahaa Maareeyihii hore ee Dekedda Muqdisho. Waxaan Alle…

Explore more
bb81fac2-78f1-47a2-8d94-eef342119dbb
Shirweynaha Badaha soomaaliya

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa ka qayb galay dood-wadaagga 3-aad ee Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya (#SMC2026), isagoo adkeeyey muhiimadda ay Soomaaliya u leedahay isu socodka maraakiibta caalamka. Wuxuu soo bandhigay qorshaha dekeda cusub oo…

Explore more
Shirweynaha 1aad ee badaha Soomaaliya

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur “Qorshaha Dowladda waxaa uu yahay in dalku yeesho dekedu casri ah kuwaas oo qeyb ka qaadanaya shaqo abuurka iyo kobaca Dhaqaalaha”.

Explore more
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KORMEER SHAQO KU YIMID DEKEDDA MUQDISHO.

Dekedda Muqdisho ayaa maanta soo dhaweysay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hassan Sheikh Mohamud oo kormeer shaqo ku yimid Dekedda Muqdisho si uu ugu kuurgalo horumarka ka socda dekedda iyo mashaariicda casriyeynta. Madaxweynaha ayaa booqday xarumaha muhiimka ah ee dekedda, waxaana…

Explore more
IMG_7072
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa toddobaadkan marti ku ahaa madasha SPA Dialogue oo ay soo qabanqaabiso Hay’adda Somali Public Agenda Maareeyaha ayaa bulshada madasha, oo ay martigelisay hay’addu la wadaagay mowduuc cinwaankiisu ahaa “ Kaalinta Dekedda Muqdisho ee Kobaca Dakhliga Gudaha Soomaaliya. ”

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa toddobaadkan marti ku ahaa madasha SPA Dialogue oo ay soo qabanqaabiso Hay’adda Somali Public Agenda Maareeyaha ayaa bulshada madasha, oo ay martigelisay hay’addu la wadaagay mowduuc cinwaankiisu ahaa “ Kaalinta…

Explore more
IMG_6824
Booqasho rasmi ah Xafiiska Mayorka Seattle

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa kulan wax ku ool ah kula yeeshay xafiiskeeda Duqa Magaalada Seattle, Mayor Katie B. Wilson kaas oo diiradda lagu saaray arrimo dan wadaag ah iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga….

Explore more