Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Amb Mohamed Ali Nur oo uu wehaliyo Mareeye kuxigeen ka Dekada Mudane Ismail Aw Musse ayaa maanta qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya, Mudane Pier Mario Daccò, Safiir Ku-xigeenka Lorenza Gambacorta iyo wafdi kale. Kulanka ayaa diiradda…
