Mogadishu Port Authority

Sida lagu soo bandhigay Anewz, Dekedda Muqdisho waxay taagan tahay wadnaha isbeddelka dhaqaale ee Soomaaliya. Muuqaalkani wuxuu iftiiminayaa saameynteeda iyo mustaqbalka ay leedahay.

As featured by Anewz, Mogadishu Port stands at the center of Somalia’s economic growth. This video highlights the port’s role in trade, development, and its growing potential to shape the future of the nation.

Explore more
Kulan Booqasho ah iyo wareysi uu siiyey Mareeyaha dekada muqdisho Mudane Danjire maxamed Cali Nur ( Americo) wariyaha caanka ah ee Cabdisalan hereeri

Kulan Booqasho ah iyo wareysi uu siiyey Mareeyaha dekada muqdisho Mudane Danjire maxamed Cali Nur ( Americo) wariyaha caanka ah ee Cabdisalan hereeri. 

Explore more
Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb Mohamed Ali Nur, oo ay wehliyaan maareeye ku-xigeennada, ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray tababar loo qabtay shaqaale ka tirsan dekedda, kuwaas oo bartay luqadda suul dhabbaale ama (sign language), si loo xoojiyo adeegyada loo fidiyo dadka maqalka naafada ka ah.

Maareeyaha Dekedda Muqdisho,  Amb Mohamed Ali Nur, oo ay wehliyaan maareeye ku-xigeennada, ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray tababar loo qabtay shaqaale ka tirsan dekedda, kuwaas oo bartay luqadda suul dhabbaale ama (sign language), si loo xoojiyo adeegyada loo…

Explore more
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ( Americo ) ayaa guddoomiyay shir ay isugu yimaadeen agaasimayaasha waaxyaha kala duwan ee Dekedda Muqdisho.

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ( Americo ) ayaa guddoomiyay shir ay isugu yimaadeen agaasimayaasha waaxyaha kala duwan ee Dekedda Muqdisho. Shirka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlaha shaqo, qiimeynta guulaha la gaaray, iyo horumarka laga…

Explore more
WhatsApp Image 2026-04-10 at 10.58.51 PM
Munaasabadda Soo Dhaweynta Markabka Qodista Shidaalka ee Çağrı Bey

Munaasabadda Soo Dhaweynta Markabka Qodista Shidaalka ee Çağrı Bey Maanta Dekedda Muqdisho waxaa si rasmi ah loogu soo dhaweeyay markabka Çağrı Bey oo u yimid bilaabidda howlaha qodista shidaalka ee badda Soomaaliya. Tani waa tallaabo muhiim ah oo ka tarjumeysa horumarka…

Explore more
WhatsApp Image 2026-04-10 at 11.03.24 PM
Maamulka Dekadda Muqadisho waxa uu bulshada la wadaagayaa in si nabad ah ugu soo xirday Dekedda Muqdisho markabka Çağrı Bey, kaas oo u yimid bilaabista qodista shidaalka ee laga fulinayo badda Soomaaliya.

Maamulka Dekadda Muqadisho waxa uu bulshada la wadaagayaa in si nabad ah ugu soo xirday Dekedda Muqdisho markabka Çağrı Bey, kaas oo u yimid bilaabista qodista shidaalka ee laga fulinayo badda Soomaaliya.

Explore more