Maareeye Ku-Xigeenka Dekedda Muqdisho, Mudane Abdallah kaarshe, ayaa maanta xarunta Dekedda Muqdisho ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Dowladda Cumaan, gaar ahaan Shirkadda Caalamiga ah ee Maraakiibta iyo Adeegyada Badda ee Khaliijka (GISMCO). Kulanka ayaa diiradda lagu saaray…
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ( Americo ) ayaa guddoomiyay shir ay isugu yimaadeen agaasimayaasha waaxyaha kala duwan ee Dekedda Muqdisho.
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ( Americo ) ayaa guddoomiyay shir ay isugu yimaadeen agaasimayaasha waaxyaha kala duwan ee Dekedda Muqdisho. Shirka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlaha shaqo, qiimeynta guulaha la gaaray, iyo horumarka laga…