Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Amb Mohamed Ali Nur oo ay wehaliyan Maareeye kuxigeenada Dekadda Abdallah kaarshe & Ismail Aw Musse ayaa maanta Kormeer shaqo ku tagay xafiiska cusub ee Maamulka Dekedda Muqdisho, isaga oo u kuurgalay si uu u ogaado…