Mogadishu Port Authority

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Amb Mohamed Ali Nur oo ay wehaliyan Maareeye kuxigeenada Dekadda Abdallah kaarshe & Ismail Aw Musse ayaa maanta Kormeer shaqo ku tagay xafiiska cusub ee Maamulka Dekedda Muqdisho, isaga oo u kuurgalay si uu u ogaado heerka uu marayo dhismaha iyo diyaarinta adeegyada. Wuxuu warbixin ka dhageystay masuuliyiinta mashruuca, isagoo ammaanay dadaalkooda, isla markaana faray in la dedejiyo shaqada hartay si xafiiska cusub loo howlgeliyo waqtigii loogu talagalay.

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Amb Mohamed Ali Nur oo ay wehaliyan Maareeye kuxigeenada Dekadda Abdallah kaarshe & Ismail Aw Musse ayaa maanta Kormeer shaqo ku tagay xafiiska cusub ee Maamulka Dekedda Muqdisho, isaga oo u kuurgalay si uu u ogaado heerka uu marayo dhismaha iyo diyaarinta adeegyada.

Wuxuu warbixin ka dhageystay masuuliyiinta mashruuca, isagoo ammaanay dadaalkooda, isla markaana faray in la dedejiyo shaqada hartay si xafiiska cusub loo howlgeliyo waqtigii loogu talagalay.