Mogadishu Port Authority

506A3331-2C0F-4187-8CB7-A860E1ACBBED
Madasha Arkaan 2026

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa ka qaybgalay barnaamijkii ugu horreeyay ee lagu dhiirrigelinayo dhallinyarada Soomaaliyeed, kaas oo diiradda lagu saaray “Hoggaaminta, Anshaxa Shaqada iyo Fursadaha Shaqo ee Dhallinyarada Soomaaliyeed.” Kulanka waxaa soo qabanqaabisay Arkaan Leadership…

Explore more
Kooxda naadiga kubada koleyga maamulka Dekada muqdisho oo keenay xafiiska Mareeyaha koobka general Daud oo aay Dhawan ku guuleysteen

Kooxda kubadda koleyga Naadiga Dekedda Muqdisho ayaa maanta munaasabad ka dhacday Dekedda Muqdisho koobkii ay dhowaan ku guuleysteen ku wareejiyay masuuliyiinta wasaardada dekeddaha iyo maamulka Dekedda Muqdisho. Munaasabadda waxaa goob joog ka ahaa Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS,…

Explore more
Kulanka Billah ah ee Maamulka Dekadda Muqdisho

Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho, Mudane Amb. Mohamed Ali Nur Ameeriko, ayaa shir guddoomiyay kulan ay yeesheen Agaasimayaasha waaxyaha kala duwan ee Maamulka Dekadda Muqdisho, kaas oo looga hadlayay xoojinta hufnaanta shaqo iyo horumarinta howlaha dekadda. Kulanka waxaa sidoo kale ka…

Explore more
IMG_8372
Benadir Business Expo 2026

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur, ayaa ka qaybgalay maalintii 3-aad ee bandhigga Benadir Business Expo 2026, oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Maareeyaha Ayaa bogaadiyey qabanqaabiyeyaasha Benaadir Business Expo iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ka qaybqaadanaya bandhigga, isagoo…

Explore more
IMG_8337
EU-Somalia Business Forum

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur, ayaa ka qaybgalay maalintii labaad ee EU-Somalia Business Forum isagoo ka qayb qaatay dood ku saabsan Ganacsiga iyo Saadka: Isku-xirka Soomaaliya iyo Suuqyada Gobolka & Midowga Yurub. Doodda waxaa lagu gorfeeyay…

Explore more
CC96A6B5-C2A8-43CF-9EFD-8B2683EC8980
Friuli Venezia Giulia, Talyaaniga | 26–30 Sebtembar 2026.

Wafdi oo uu hoggaaminayay Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayna ka mid ahaayeen Maareeyaha Guud ee Dekedaha Soomaaliya Cabdulqaadir Xaaji Xasan (Gureey), Prof. Khalid Macow, Ku-xigeenka Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Talyaaniga & Mudane Abdullahi Hamud…

Explore more