Mogadishu Port Authority

IMG_8372
Benadir Business Expo 2026

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur, ayaa ka qaybgalay maalintii 3-aad ee bandhigga Benadir Business Expo 2026, oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Maareeyaha Ayaa bogaadiyey qabanqaabiyeyaasha Benaadir Business Expo iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ka qaybqaadanaya bandhigga, isagoo xusay muhiimadda ay carwooyinka noocan ahi u leeyihiin kobcinta ganacsiga, dhiirrigelinta hal-abuurka iyo xoojinta fursadaha maalgashi ee dalka.