Mogadishu Port Authority

Munaasabadda Soo Dhaweynta Markabka Qodista Shidaalka ee Çağrı Bey Maanta Dekedda Muqdisho waxaa si rasmi ah loogu soo dhaweeyay markabka Çağrı Bey oo u yimid bilaabidda howlaha qodista shidaalka ee badda Soomaaliya. Tani waa tallaabo muhiim ah oo ka tarjumeysa horumarka iyo rajada cusub ee kheyraadka dalkeena