Mogadishu Port Authority

WhatsApp Image 2026-04-10 at 10.58.51 PM
Munaasabadda Soo Dhaweynta Markabka Qodista Shidaalka ee Çağrı Bey

Munaasabadda Soo Dhaweynta Markabka Qodista Shidaalka ee Çağrı Bey

Maanta Dekedda Muqdisho waxaa si rasmi ah loogu soo dhaweeyay markabka Çağrı Bey oo u yimid bilaabidda howlaha qodista shidaalka ee badda Soomaaliya. Tani waa tallaabo muhiim ah oo ka tarjumeysa horumarka iyo rajada cusub ee kheyraadka dalkeena