Wasiirka Wasaaradda Dekadaha & Gaadiidka Badda JFS Mudane Cabdulqaadir Cumar Macallin, ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Muqdisho. Wasiirka waxaa si diirran uu soo dhaweeyay Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur iyo Maareeye Ku-xigeennada Dekedda….
