Malmö, Sweden, 31 Agoosto 2026 — Maamulka Dekedda Muqdisho (MPA) ayaa ka qaybgalay Shirka Arrimaha Badaha ee Jaamacadda Badaha Adduunka (WMU) ee 2026, kaas oo magaalada Malmö ee dalka Sweden lagu qabtay 26–28 Agoosto 2026. Shirka oo halku-dhiggiisu ahaa “Isbeddelka Wax-ku-oolka…
Events, photo galleries, videos, and media coverage.
Waxqabadkii Dekada muqdisho ee sannadkii la soo dhaafay.
Documentary-gan waxa uu soo bandhigayaa waxyaabihii u qabsoomay Dekedda Muqdisho sanadkii la soo dhaafay, oo ay ka mid yihiin horumarinta adeegyada dekedda, tababarrada shaqaalaha, kororka dhaqdhaqaaqa ganacsiga, casriyeynta nidaamyada shaqada iyo xoojinta xiriirka iyo iskaashiga caalamiga ah.
Maareeyaha Guud Ee Dekedda Muqdisho oo kulan ka yeeshay Mashruuca FORLIS iyo fursadaha iskaashi ee Soomaaliya iyo Talyaaniga
Muqdisho, 26 Agoosto 2026 Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb Mohamed Ali Nur ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Ahmed Faghi Elmi, kulan diiradda lagu saaray fursadaha iskaashi ee dhinacyada tababarka xirfadeed, saadka dekedaha iyo horumarinta xirfadaha. Kulanka waxaa sidoo kale…
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa tababar lagu baranayay sida xogta loo falanqeyo u soo xiray qaar ka mid ah shaqaalaha Dekedda Muqdisho, Tababarka oo uu bixiyey agaasimaha waaxda IT ga ee maamulka dekada muqdisho mudane Cabdifatax Maxamed axmed. Tababarkan ayaa diiradda lagu saarayay sidii shaqaalaha loogu xoojin lahaa aqoonta iyo xirfadaha la xiriira falanqaynta xogta iyo diyaarinta warbixinnada shaqada.
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa tababar lagu baranayay sida xogta loo falanqeyo u soo xiray qaar ka mid ah shaqaalaha Dekedda Muqdisho, Tababarka oo uu bixiyey agaasimaha waaxda IT ga ee maamulka dekada muqdisho mudane…
Maamulka Dekadda Muqdisho ayaa maanta wareejiyay laba konteenar oo ay ku jiraan agabyo caafimaad oo ka yimid dalka Switzerland, kuwaas oo loogu talagalay in lagu horumariyo hawlaha caafimaad ee Isbitaalka Degmada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Agaasimaha Xafiiska Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho, Mudane Nor Said Tahlil ayaa ka warbixiyay konteenarrada la wareejiyay, isaga oo sheegay in Maamulka Dekadda Muqdisho ay ka go’an tahay in ay si hufan ugu adeegaan ummadda Soomaaliyeed. Agaasimaha Isbitaalka Jowhar, Dr. Ramla Cabdiraxmaan Cilmi, ayaa sheegtay in agabyadan caafimaad ay yihiin kuwo ay baahi weyn u qabeen, isla markaana lagu xoojin doono hawlaha caafimaad ee Isbitaalka Degmada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Maamulka Dekadda Muqdisho ayaa maanta wareejiyay laba konteenar oo ay ku jiraan agabyo caafimaad oo ka yimid dalka Switzerland, kuwaas oo loogu talagalay in lagu horumariyo hawlaha caafimaad ee Isbitaalka Degmada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Agaasimaha Xafiiska Maareeyaha Guud ee…
Mareeyaha Dekada muqdisho oo tobabar u soo xiray xafiiska warbaahinta dekada
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa soo xiray tababar loo qabtay Xafiiska Warbaahinta Dekedda Muqdisho, kaas oo uu bixiyey Agaasimaha Caafimaadka iyo Badqabka Dekadda Mudane Iman Mohamed. Tababarku wuxuu diiradda saaray xoojinta wacyiga iyo fahamka shaqaalaha…
Boqashada jamacada City University
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa booqasho rasmi ah ku tagay City University of Mogadishu halkaas oo uu ardayda iyo bahda Jaamacadda uga jeediyey muxaadaro muhiim ah oo cinwaankeedu ahaa “Isku-xirka Soomaaliya iyo Ganacsiga Caalamka.” Mareeyaha…
Asaaka mareeyihi hore ee Dekada muqdisho
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur ( Americo ) Mareeye ku-xigeenka Dekadda Mudane Abdallah kaarshe, Wasiiro, Xildhibaano & Maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho iyo boqolaal shacab ah ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada iyo…
Shirkadda Marina Seafood
Dekedda Muqdisho waxa maanta lagu soo dhaweeyay Marina Seafood, iyo doontoda Maaya mooya oo ka shaqeysa dhoofinta kalluunka Soomaaliya ayago gaarsiiya suuqyada caalamka. Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Americo), ayaa bogaadiyay shirkadda iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku…
Gudoomiyaha Cusub ee golaha shacabka JFS
Hambalyo Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka jamhuuriyadda faderaalka Soomaaliya. Maamulka Dekedda Muqdisho wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Mudane Abdulkadir Mohamed Nur oo ku guuleystay hoggaaminta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Maamulka Dekedda Muqdisho wuxuu si gaar ah u xusayaa…





