Maareeyaha Guud Ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday bulshada dadka baahiyaha gaarka ah qaba. Kulanka ayaa lagu adkeeyay muhiimadda iskaashiga, sinnaanta, iyo xoojinta ka qaybgalka dadka baahiyaha gaarka qaba sidii ay fursado…
Events, photo galleries, videos, and media coverage.
Official visit to City of Seatac, Washington.
The Director General of Mogadishu Port, H.E. Ambassador Mohamed Ali Nur who is on an official visit to Seattle, USA, visited the City of SeaTac, where he was warmly received by the Mayor of SeaTac, Mr Mohamed Egal. The meeting coincided…
Official visit to Port of Seattle, Washington.
The Director General of Mogadishu Port, H.E. Ambassador Mohamed Ali Nur, received a formal invitation from Port of Seattle Commission member Ms. Hamdi Mohamed & was warmly welcomed by Ms. Hamdi Mohamed and Commissioner Mr. Sam Cho. During the meeting, the…
Hambalyo, Munasibadda 1da luulyo.
Maamulka Dekedda Muqdisho wuxuu shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda Midnimada iyo Israaca Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee 1-da Luulyo, isaga oo u rajeynaya nabad, horumar, iyo barwaaqo.
Garoonka Wiish Stadium waxaa lagu qabtay ciyaar kubadda koleyga ah oo dhex martay naadiyada Dekedda iyo Horseed, taas oo qeyb ka ahayd munaasabadaha Toddobaadka Xorriyadda, laguna maamuusayay maalmaha taariikhiga ah ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo
Garoonka Wiish Stadium waxaa lagu qabtay ciyaar kubadda koleyga ah oo dhex martay naadiyada Dekedda iyo Horseed, taas oo qeyb ka ahayd munaasabadaha Toddobaadka Xorriyadda, laguna maamuusayay maalmaha taariikhiga ah ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo. Ka hor ciyaarta, Wasiirka Wasaaradda…
Maalinta Qaranka ee Saadka iyo Gaadiidka.
Maamulka Dekedda Muqdisho wuxuu Hambalyo iyo Mahadnaq u dirayaa dhammaan bahda saadka, gaadiidka, maraakiibta, iyo ganacsatada ka shaqeysa isku xirka ganacsiga caalamiga ah. Maalintan waxa ay ina xusuusinaysa muhiimadda saadka u leeyahay isku socodka badeecadaha, kobaca ganacsiga, iyo horumarka dhaqaale ee…
Hambalyo Munasibadda 26 juun
HAMBALYO Maamulka Dekedda Muqdisho wuxuu shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa sanad-guurada 66-aad ee Maalinta Xoriyadda Soomaaliyeed. Maalintan qiimaha leh waxay xasuusinaysaa halgankii loo soo galay xorriyadda iyo waajibka saaran jiilkeenna ee ah ilaalinta qaranimada iyo horumarinta Soomaaliya.
Hambalyo Maalinta Caalamiga ah ee Badmaaxiinta
Hambalyo Maalinta Caalamiga ah ee Badmaaxiinta. Maanta oo kale, dunida waxaa laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Badmaaxiinta. Maamulka Dekedda Muqdisho wuxuu si weyn ugu Hambalyeynayaa uguna mahadcelinayaa dhammaan badmaaxiinta caalamka, gaar ahaan badmaaxiinta Soomaaliyeed, kuwaas oo door muhiim ah ka…
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Ambassador Mohamed Ali Nur oo uu wehliyo Maareeye Ku-xigeenka Dekedda, Mudane Ismail Aw Musse. ayaa maanta tababar u furay shaqaalaha Waaxda Gaadiidka iyo Farsamada ee Dekedda Muqdisho. Tababarkan waxaa lagu baranayaa sida loo maareeyo loona fuliyo hawlaha kala duwan ee dekeda.
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Ambassador Mohamed Ali Nur oo uu wehliyo Maareeye Ku-xigeenka Dekedda, Mudane Ismail Aw Musse. ayaa maanta tababar u furay shaqaalaha Waaxda Gaadiidka iyo Farsamada ee Dekedda Muqdisho. Tababarkan waxaa lagu baranayaa sida loo maareeyo loona…
Maamulka Dekedda Muqdisho waxa uu si diirran u soo dhaweynayaa markab kasta iyo wakiil kasta oo cusub oo soo gaara dekeddeenna, kana bilaaba adeegyo iyo isu-socod toos ah, kuwaas oo gacan ka geysanaya kobcinta ganacsiga iyo horumarinta isku xirka badda ee Soomaaliya.
Maamulka Dekedda Muqdisho waxa uu si diirran u soo dhaweynayaa markab kasta iyo wakiil kasta oo cusub oo soo gaara dekeddeenna, kana bilaaba adeegyo iyo isu-socod toos ah, kuwaas oo gacan ka geysanaya kobcinta ganacsiga iyo horumarinta isku xirka badda ee…





