Mogadishu Port Authority

Maareeyaha Guud Ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday bulshada dadka baahiyaha gaarka ah qaba. Kulanka ayaa lagu adkeeyay muhiimadda iskaashiga, sinnaanta, iyo xoojinta ka qaybgalka dadka baahiyaha gaarka qaba sidii ay fursado u heli lahaayen.

Maareeyaha Guud Ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday bulshada dadka baahiyaha gaarka ah qaba.

Kulanka ayaa lagu adkeeyay muhiimadda iskaashiga, sinnaanta, iyo xoojinta ka qaybgalka dadka baahiyaha gaarka qaba sidii ay fursado u heli lahaayen.