MPA News
Jun. 08/2026
Maalinta Badaha Aduunka
Maanta oo ku beegan Maalinta Caalamiga ah ee Badaha Adduunka, Maamulka Deke...
May. 26/2026
Fariinta Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho ee Munasibada Ciida Carafa 2026.
Fariinta Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho ee Munasibadda Ciida Carafa, Mu...
May. 23/2026
Maareye ku-xigeenka Ahna kusimaha Mareeyaha Guud Ee dekada muqdisho oo ka qaybgalay Machadka Soomaaliyeed ee Badaha, oo loogu talagalay horumarinta iyo barashada cilmiga badaha
Ku simaha Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Ahna maareeye ku xigeenka Dekedda Dr...
May. 18/2026
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nuur ( Americo ) ayaa booqday xarunta Jaamacadda Benadir, waxaana uu ardayda Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Maamulka Jaamacadda u soo jeediyay mowduuc ka hadlayay Ganacsiga, Saadka (Logistics), iyo Mustaqbalka Dhaqaalaha Soomaaliya.
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nuur ( Americo ) a...
May. 17/2026
Maareeyaha Dekedda Muqdisho Mudane Danjire Maxamed Cali Americo iyo agaasimaha guud ee wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Abdirisaaq Axmed Cali, ayaa ka kawada hadlay xoojinta wada-shaqeynta ka dhaxaysa Wasaaradda Deegaanka iyo Dekedda Muqdisho.
Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur Ameeriko iyo agaasim...
May. 14/2026
Maareyaha Dekada muqdisho oo kormeer ku tagay lamaha Aminga Dekada
Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa maanta booqash...
May. 14/2026
Maareeyaha Dekedda Muqdish, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa noqday maareeyihii ugu horreeyay tan iyo burburkii Dowladdii dhexe oo si toos ah kormeer ugu kuurgala habsami u socodka howlaha soo xirashada maraakiibta imanaysa Dekedda Muqdisho
Maareeyaha Dekedda Muqdish, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa noqday maareeyi...
May. 01/2026
Hambalyo Maalinta Shaqalaha Aduunka
Hambalyo Maalinta Shaqaalaha Adduunka. Tallaabo kasta waxay leedahay ujeedd...
Apr. 27/2026
Sida lagu soo bandhigay Anewz, Dekedda Muqdisho waxay taagan tahay wadnaha isbeddelka dhaqaale ee Soomaaliya. Muuqaalkani wuxuu iftiiminayaa saameynteeda iyo mustaqbalka ay leedahay.
As featured by Anewz, Mogadishu Port stands at the center of Somalia’s ec...
Apr. 21/2026
Kulan Booqasho ah iyo wareysi uu siiyey Mareeyaha dekada muqdisho Mudane Danjire maxamed Cali Nur ( Americo) wariyaha caanka ah ee Cabdisalan hereeri
Kulan Booqasho ah iyo wareysi uu siiyey Mareeyaha dekada muqdisho Mudane Da...
Apr. 20/2026
Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb Mohamed Ali Nur, oo ay wehliyaan maareeye ku-xigeennada, ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray tababar loo qabtay shaqaale ka tirsan dekedda, kuwaas oo bartay luqadda suul dhabbaale ama (sign language), si loo xoojiyo adeegyada loo fidiyo dadka maqalka naafada ka ah.
Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb Mohamed Ali Nur, oo ay wehliyaan maareey...
Apr. 19/2026
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Amb Mohamed Ali Nur oo ay wehaliyan Maareeye kuxigeenada Dekadda Abdallah kaarshe & Ismail Aw Musse ayaa maanta Kormeer shaqo ku tagay xafiiska cusub ee Maamulka Dekedda Muqdisho, isaga oo u kuurgalay si uu u ogaado heerka uu marayo dhismaha iyo diyaarinta adeegyada. Wuxuu warbixin ka dhageystay masuuliyiinta mashruuca, isagoo ammaanay dadaalkooda, isla markaana faray in la dedejiyo shaqada hartay si xafiiska cusub loo howlgeliyo waqtigii loogu talagalay.
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Amb Mohamed Ali Nur oo ay wehaliyan Maa...
