MPA News
Aug. 10/2026
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Mudane Cabdisalaan Sheekh Xuseen.
Waxaa sharaf iyo farxad inoo ah inaan Dekedda Muqdisho ku soo dhaweynno Was...
Aug. 05/2026
Shirweynaha Badaha soomaaliya
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa ka qayb...
Aug. 05/2026
Shirweynaha 1aad ee badaha Soomaaliya
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur “Qorsh...
Jul. 29/2026
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KORMEER SHAQO KU YIMID DEKEDDA MUQDISHO.
Dekedda Muqdisho ayaa maanta soo dhaweysay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Feder...
Jul. 26/2026
Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Mudane Amb Mohamed Ali Nur oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Ali Haji Mohamed iyo Eng. Ismail Aw Musse ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socday Dowladda Turkiga iyo shirkado waaweyn oo ka shaqeeya kalluumeysiga. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta hirgelinta mashruuca kalluumeysiga oo ay hore ugu heshiiyeen Soomaaliya iyo Turkiga. Wafdiga ayaa sidoo kale booqday qaybaha kala duwan ee Dekedda Muqdisho si ay u qiimeeyaan kaabeyaasha lagu fulin doono mashruucan muhiimka u ah horumarka dhaqaalaha dalka.
Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Mudane Amb Mo...
Jul. 26/2026
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa ka qeybgalay madasha “Daneeyayaasha Kalluunka Soomaaliya Caqabadaha iyo Fursadaha” oo ay soo qabanqaabiyeen Hay’adda Cilmibaarista Badaha Soomaaliyeed – HCBS & Magan Forum . Ka qeybgalka Maareeyaha Guud ayaa muujinaya doorka muhiimka ah ee Dekedda Muqdisho ku leedahay taageeridda dhaqaalaha buluugga ah, horumarinta kalluumeysiga, iyo xoojinta iskaashiga daneeyayaasha. Sido kale madasha waxa Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho lagu guddoonsiiyey shaahado sharaf Uu ku mutaystay Shahaadadan Howl Karnimo iyo Doorka uu ka gaatay Ilaalinta Deegaanka iyo Noolaha Badda ee Khatarta ugu Jira Dabargo’da.
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa ka qeyb...
Jul. 26/2026
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur oo ay wehliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dekedda Muqdisho, Eng. Ismail Aw Musse iyo Dr. Ali Haji Mohamed ayaa maanta si diirran ugu soo dhaweeyay xarunta Dekedda Muqdisho Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdulfatah Kasim Mohamud. Booqashada ayaa qayb ka ahayd xoojinta iskaashiga u dhexeeya Wasaaradda Warfaafinta iyo Dekedda Muqdisho, iyadoo kulanka lagu falanqeeyay muhiimadda ay leedahay dalxiiska & kor u qaadidda wacyigelinta bulshada ee doorka Dekedda Muqdisho ku leedahay kobaca dhaqaalaha dalka, horumarinta ganacsiga, iyo adeegyada ay u hayso shacabka Soomaaliyeed.
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur oo ay wehli...
Jul. 26/2026
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa toddobaadkan marti ku ahaa madasha SPA Dialogue oo ay soo qabanqaabiso Hay’adda Somali Public Agenda Maareeyaha ayaa bulshada madasha, oo ay martigelisay hay’addu la wadaagay mowduuc cinwaankiisu ahaa “ Kaalinta Dekedda Muqdisho ee Kobaca Dakhliga Gudaha Soomaaliya. ”
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa toddob...
Jul. 10/2026
Booqasho rasmi ah Xafiiska Mayorka Seattle
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa kulan w...
Jul. 06/2026
Maareeyaha Guud Ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday bulshada dadka baahiyaha gaarka ah qaba. Kulanka ayaa lagu adkeeyay muhiimadda iskaashiga, sinnaanta, iyo xoojinta ka qaybgalka dadka baahiyaha gaarka qaba sidii ay fursado u heli lahaayen.
Maareeyaha Guud Ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa xafiis...
Jul. 06/2026
Official visit to City of Seatac, Washington.
The Director General of Mogadishu Port, H.E. Ambassador Mohamed Ali Nur who...






