MPA News
Sep. 01/2026
Khudbada Jamacada benadir ( xiriirka ka dhexeeya ganacsiga, saadka iyo gaadiidka (logistics), dekedaha, iyo horumarinta dhaqaalaha. )
Galab wanaagsan hoggaanka Jaamacadda Banaadir, macallimiinta iyo bar...
Aug. 31/2026
Maamulka Dekedda Muqdisho oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Badaha ee WMU 2026
Malmö, Sweden, 31 Agoosto 2026 — Maamulka Dekedda Muqdisho (MPA) ayaa ka...
Aug. 30/2026
Waxqabadkii Dekada muqdisho ee sannadkii la soo dhaafay.
Documentary-gan waxa uu soo bandhigayaa waxyaabihii u qabsoomay Dekedda Muq...
Aug. 30/2026
Khudbada jamacada City ( Isku Xirka Soomaaliya iyo Ganacsiga Caalamiga ah )
Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh, Galab wanagsandhammaantiin....
Aug. 26/2026
Maareeyaha Guud Ee Dekedda Muqdisho oo kulan ka yeeshay Mashruuca FORLIS iyo fursadaha iskaashi ee Soomaaliya iyo Talyaaniga
Muqdisho, 26 Agoosto 2026 Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb Mohamed Ali Nur ...
Aug. 24/2026
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa tababar lagu baranayay sida xogta loo falanqeyo u soo xiray qaar ka mid ah shaqaalaha Dekedda Muqdisho, Tababarka oo uu bixiyey agaasimaha waaxda IT ga ee maamulka dekada muqdisho mudane Cabdifatax Maxamed axmed. Tababarkan ayaa diiradda lagu saarayay sidii shaqaalaha loogu xoojin lahaa aqoonta iyo xirfadaha la xiriira falanqaynta xogta iyo diyaarinta warbixinnada shaqada.
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa tababar...
Aug. 22/2026
Maamulka Dekadda Muqdisho ayaa maanta wareejiyay laba konteenar oo ay ku jiraan agabyo caafimaad oo ka yimid dalka Switzerland, kuwaas oo loogu talagalay in lagu horumariyo hawlaha caafimaad ee Isbitaalka Degmada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Agaasimaha Xafiiska Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho, Mudane Nor Said Tahlil ayaa ka warbixiyay konteenarrada la wareejiyay, isaga oo sheegay in Maamulka Dekadda Muqdisho ay ka go’an tahay in ay si hufan ugu adeegaan ummadda Soomaaliyeed. Agaasimaha Isbitaalka Jowhar, Dr. Ramla Cabdiraxmaan Cilmi, ayaa sheegtay in agabyadan caafimaad ay yihiin kuwo ay baahi weyn u qabeen, isla markaana lagu xoojin doono hawlaha caafimaad ee Isbitaalka Degmada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Maamulka Dekadda Muqdisho ayaa maanta wareejiyay laba konteenar oo ay ku ji...
Aug. 22/2026
Mareeyaha Dekada muqdisho oo tobabar u soo xiray xafiiska warbaahinta dekada
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa soo xi...
Aug. 13/2026
Boqashada jamacada City University
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa booqas...
Aug. 13/2026
Asaaka mareeyihi hore ee Dekada muqdisho
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur ( Americo ) ...
Aug. 10/2026
Shirkadda Marina Seafood
Dekedda Muqdisho waxa maanta lagu soo dhaweeyay Marina Seafood, iyo doontod...
Aug. 10/2026
Gudoomiyaha Cusub ee golaha shacabka JFS
Hambalyo Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka jamhuuriyadda faderaalka Soo...






