Mogadishu Port Authority

1c584a51-6a06-4759-936d-9caa66706ec1
Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Mudane Amb Mohamed Ali Nur oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Ali Haji Mohamed iyo Eng. Ismail Aw Musse ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socday Dowladda Turkiga iyo shirkado waaweyn oo ka shaqeeya kalluumeysiga. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta hirgelinta mashruuca kalluumeysiga oo ay hore ugu heshiiyeen Soomaaliya iyo Turkiga. Wafdiga ayaa sidoo kale booqday qaybaha kala duwan ee Dekedda Muqdisho si ay u qiimeeyaan kaabeyaasha lagu fulin doono mashruucan muhiimka u ah horumarka dhaqaalaha dalka.

Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Mudane Amb Mohamed Ali Nur oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Ali Haji Mohamed iyo Eng. Ismail Aw Musse ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socday Dowladda Turkiga iyo shirkado waaweyn oo ka shaqeeya kalluumeysiga.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta hirgelinta mashruuca kalluumeysiga oo ay hore ugu heshiiyeen Soomaaliya iyo Turkiga. Wafdiga ayaa sidoo kale booqday qaybaha kala duwan ee Dekedda Muqdisho si ay u qiimeeyaan kaabeyaasha lagu fulin doono mashruucan muhiimka u ah horumarka dhaqaalaha dalka.