Dekedda Muqdisho ayaa maanta soo dhaweysay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hassan Sheikh Mohamud oo kormeer shaqo ku yimid Dekedda Muqdisho si uu ugu kuurgalo horumarka ka socda dekedda iyo mashaariicda casriyeynta. Madaxweynaha ayaa booqday xarumaha muhiimka ah ee dekedda, waxaana…