Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho Mudane Ambassador Mohamed Ali Nur ayaa maanta soo saaray wareegta isugu jirta nidaamin iyo mamnuucid ku socota Gaadiidka ciladeysan iyo wadayaasha gaadiidleyda ee soogala gudaha Dekadda Muqdisho. Waxaa shaacinta wareegtadan goob joog ka ahaa Maareeye ku-xigeenada…