Mogadishu Port Authority

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb Mohamed Ali Nur, oo ay wehliyaan maareeye ku-xigeennada, ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray tababar loo qabtay shaqaale ka tirsan dekedda, kuwaas oo bartay luqadda suul dhabbaale ama (sign language), si loo xoojiyo adeegyada loo fidiyo dadka maqalka naafada ka ah.