Mogadishu Port Authority

IMG_6567
Hambalyo Munasibadda 26 juun

HAMBALYO

Maamulka Dekedda Muqdisho wuxuu shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa sanad-guurada 66-aad ee Maalinta Xoriyadda Soomaaliyeed.

Maalintan qiimaha leh waxay xasuusinaysaa halgankii loo soo galay xorriyadda iyo waajibka saaran jiilkeenna ee ah ilaalinta qaranimada iyo horumarinta Soomaaliya.