Maamulka Dekedda Muqdisho wuxuu Hambalyo iyo Mahadnaq u dirayaa dhammaan bahda saadka, gaadiidka, maraakiibta, iyo ganacsatada ka shaqeysa isku xirka ganacsiga caalamiga ah.
Maalintan waxa ay ina xusuusinaysa muhiimadda saadka u leeyahay isku socodka badeecadaha, kobaca ganacsiga, iyo horumarka dhaqaale ee dalkeenna iyo dunida inteeda kale.
Saadku waa laf-dhabarta ganacsiga, waana waddada fureysa fursado cusub, maalgashi, iyo horumar waara.
#internationalLogisticsday2026
#MPA
