Mogadishu Port Authority

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Ambassador Mohamed Ali Nur oo uu wehliyo Maareeye Ku-xigeenka Dekedda, Mudane Ismail Aw Musse. ayaa maanta tababar u furay shaqaalaha Waaxda Gaadiidka iyo Farsamada ee Dekedda Muqdisho. Tababarkan waxaa lagu baranayaa sida loo maareeyo loona fuliyo hawlaha kala duwan ee dekeda.

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Ambassador Mohamed Ali Nur oo uu wehliyo Maareeye Ku-xigeenka Dekedda, Mudane Ismail Aw Musse. ayaa maanta tababar u furay shaqaalaha Waaxda Gaadiidka iyo Farsamada ee Dekedda Muqdisho.

Tababarkan waxaa lagu baranayaa sida loo maareeyo loona fuliyo hawlaha kala duwan ee dekeda.