Mogadishu Port Authority

Maareye ku-xigeenka Ahna kusimaha Mareeyaha Guud Ee dekada muqdisho oo ka qaybgalay Machadka Soomaaliyeed ee Badaha, oo loogu talagalay horumarinta iyo barashada cilmiga badaha

Ku simaha Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Ahna maareeye ku xigeenka Dekedda Dr. Cali Xaaji ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad xariga looga jarayaay Machadka Soomaaliyeed ee Badaha, oo loogu talagalay horumarinta iyo barashada cilmiga baddaha, waxaana daahfuray wasiirka wasaaradda Dekeddaha XFS.