Mogadishu Port Authority

Waqbadkii sannad kii la soo dhaafay ee Dekada muqdisho

Documentary-gan waxa uu soo bandhigayaa waxyaabihii u qabsoomay Dekedda Muqdisho sanadkii la soo dhaafay, oo ay ka mid yihiin horumarinta adeegyada dekedda, tababarrada shaqaalaha, kororka dhaqdhaqaaqa ganacsiga, casriyeynta nidaamyada shaqada iyo xoojinta xiriirka iyo iskaashiga caalamiga ah.