Maareeyaha Guud ee dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur oo uu wehliyo maareeye ku xigeenka dekedda Dr. Ali Haji Mohamed iyo Maamulka Kalkaal Hospital ayaa si rasmi ah u kala saxiixday Heshiis Iskaashi Caafimaad, kaas oo lagu xoojinayo daryeelka iyo badqabka caafimaad ee shaqaalaha Dekedda Muqdisho.