Mogadishu Port Authority

c662c664-2e34-49b7-bcc5-8e24abd41fe5
Safar 50 sano ah oo ka turjumaya taariikh, horumar iyo isbeddel muuqda.

Sannadkii 1976, Dekedda Muqdisho waxay ku jirtay marxalad dhisme iyo aas-aaska kaabayaasheeda casriga ah. Maanta oo la joogo 2026, waxay noqotay deked casri ah oo laf-dhabar u ah ganacsiga Soomaaliya, isla markaana isku xirta dalka iyo dunida.

1976 Aas-aaska Horumarka
2026 Mira-dhalka Horumarka

Dekedda Muqdisho xudunta
Ganacsiga soomaaliya