Mogadishu Port Authority

Kooxda kubada kolayga Maamulka dekada muqdisho oo sameyey Kulan lagu maamuseyey

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur oo uu wehliyo Maareeye Ku-xigeenka Dekedda Dr. Ali Haji Mohamed ayaa ka qeybgalay kulan soo dhaweyn ah oo loo sameeyay kooxda kubadda koleyga ee Naadiga Dekeddaha, kaddib guushii ay ka gaareen tartankii jeneral Da’ud Cup.