Waxaa booqosho inogu yimid carruurta Astaan Ubad, kuwaas oo aan la wadaagnay qeyb ka mid ah howlaha muhiimka ah ee ay Dekedda Muqdisho u qabato dalka iyo bulshada Soomaaliyeed.
Carruurtu waa rajada iyo hoggaamiyeyaasha berri. Maalgashiga aqoontooda iyo fahamkooda maanta waa dhismaha mustaqbal ifaya oo Soomaaliyeed.
#DekeddaMuqdisho #AstaanUbad #MustaqbalkaCarruurta
