Mogadishu Port Authority

Soo dhaweynta Shirkada Akkon liness

Munaasabad lagu soo dhaweynayay shirkadda maraakiibta Akkon Lines, oo hirgelinaysa adeegyo maraakiib oo toos uga shaqeynaya isu-socodka iyo kala gudbinta badeecadaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa lagu qabtay Dekedda Muqdisho.