HAMBALYO Maamulka Dekedda Muqdisho wuxuu shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa sanad-guurada 66-aad ee Maalinta Xoriyadda Soomaaliyeed. Maalintan qiimaha leh waxay xasuusinaysaa halgankii loo soo galay xorriyadda iyo waajibka saaran jiilkeenna ee ah ilaalinta qaranimada iyo horumarinta Soomaaliya.
