Maamulka Dekedda Muqdisho wuxuu Hambalyo iyo Mahadnaq u dirayaa dhammaan bahda saadka, gaadiidka, maraakiibta, iyo ganacsatada ka shaqeysa isku xirka ganacsiga caalamiga ah. Maalintan waxa ay ina xusuusinaysa muhiimadda saadka u leeyahay isku socodka badeecadaha, kobaca ganacsiga, iyo horumarka dhaqaale ee…