Garoonka Wiish Stadium waxaa lagu qabtay ciyaar kubadda koleyga ah oo dhex martay naadiyada Dekedda iyo Horseed, taas oo qeyb ka ahayd munaasabadaha Toddobaadka Xorriyadda, laguna maamuusayay maalmaha taariikhiga ah ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo. Ka hor ciyaarta, Wasiirka Wasaaradda…