Maareeye Ku-xigeenka Dekedda Muqdisho, Dr. Ali Haji Mohamed, ayaa maanta Dekedda Muqdisho ku soo dhaweeyay ganacsato ka kala socday Shiinaha iyo Jabuuti. Kulanka waxaa sidoo kale qayb ka ahaa Danjire Salaad Cali Jeelle, Lataliyaha Madaxweynaha. Labada dhinac waxay ka wada hadleen…