Maamulka Dekedda Muqdisho wuxuu Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shaqaalaha, badmaaxiinta, dekedaha, hay’adaha iyo bah-wadaagta ka shaqaysa horumarinta iyo ilaalinta badaha, munaasabadda Maalinta Badda Adduunka (World Maritime Day). Baddu waa halbowlaha ganacsiga caalamka, isku xirka bulshooyinka iyo dhaqaalaha, iyo laf-dhabarta…