Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Amb Mohamed Ali Nur oo uu wehliyo Maareeye Ku-xigeenka Dekadda Dr. Ali Haji Mohamed, ayaa maanta booqday dhismaha cusub ee casriga ah ee Dekedda, oo haatan gabagabo ku dhow. Fulinta mashruucan ayaa ah mid lagu casriyeynayo…