Mogadishu Port Authority

a5c3df1a-d8ac-4608-9f5e-3a4d09033518
Gudoomiyaha Cusub ee golaha shacabka JFS

Hambalyo Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka jamhuuriyadda faderaalka Soomaaliya. Maamulka Dekedda Muqdisho wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Mudane Abdulkadir Mohamed Nur oo ku guuleystay hoggaaminta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Maamulka Dekedda Muqdisho wuxuu si gaar ah u xusayaa…

Explore more
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Mudane Cabdisalaan Sheekh Xuseen.

Waxaa sharaf iyo farxad inoo ah inaan Dekedda Muqdisho ku soo dhaweynno Wasiirkii hore ee Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Mudane Cabdisalaan Sheekh Xuseen. Wasiirka waxaa si diirran u soo dhaweeyay Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur…

Explore more
7b11ecba-4122-4d9f-b2bb-1d357d46bc37
Tacsi

TACSI Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur, iyo dhammaan maamulka iyo shaqaalaha Dekedda Muqdisho, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, qaraabada iyo ehelada Marxuum Cabdullaahi Cali Nuur, oo ahaa Maareeyihii hore ee Dekedda Muqdisho. Waxaan Alle…

Explore more
bb81fac2-78f1-47a2-8d94-eef342119dbb
Shirweynaha Badaha soomaaliya

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur ayaa ka qayb galay dood-wadaagga 3-aad ee Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya (#SMC2026), isagoo adkeeyey muhiimadda ay Soomaaliya u leedahay isu socodka maraakiibta caalamka. Wuxuu soo bandhigay qorshaha dekeda cusub oo…

Explore more
Shirweynaha 1aad ee badaha Soomaaliya

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb Mohamed Ali Nur “Qorshaha Dowladda waxaa uu yahay in dalku yeesho dekedu casri ah kuwaas oo qeyb ka qaadanaya shaqo abuurka iyo kobaca Dhaqaalaha”.

Explore more