Maamulka Dekedda Muqdisho waxa uu si diirran u soo dhaweynayaa markab kasta iyo wakiil kasta oo cusub oo soo gaara dekeddeenna, kana bilaaba adeegyo iyo isu-socod toos ah, kuwaas oo gacan ka geysanaya kobcinta ganacsiga iyo horumarinta isku xirka badda ee…
Official announcements, press releases, and public updates.
Jamacadda Simad iyo kulanka ardayda Kuliyadaha dhaqalaha iyo maamulka.
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay SIMAD University, halkaas oo uu ardayda iyo bahda jaamacadda uga jeediyay muwduuc muhiim ah oo ku saabsan “Furitaanka Awoodda Ganacsi ee Soomaaliya
Kulanka jamacadda Simad
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Amb Mohamed Ali Nur, ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay SIMAD University, halkaas oo uu ardayda iyo bahda jaamacadda uga jeediyay muwduuc muhiim ah oo ku saabsan “Furitaanka Awoodda Ganacsi ee Soomaaliya.” Munaasabaddan oo…
Soo dhaweynta Shirkada Akkon liness
Munaasabad lagu soo dhaweynayay shirkadda maraakiibta Akkon Lines, oo hirgelinaysa adeegyo maraakiib oo toos uga shaqeynaya isu-socodka iyo kala gudbinta badeecadaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa lagu qabtay Dekedda Muqdisho.
MUNAASABADDA SOO DHAWEYNTA MARKABKA AKKON LINES
Dekedda Muqdisho ayaa Maanta si rasmi ah u soo dhaweysay shirkadda maraakiibta ee Akkon Lines, taas oo markii ugu horreysay ka bilowday adeegyo toos ah oo Soomaaliya ku xiran. Munaasabadda soo dhaweynta waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka socday Dowladda Federaalka…
Booqashada Carruurta Astaan Ubad ee Dekada Muqdisho
Waxaa booqosho inogu yimid carruurta Astaan Ubad, kuwaas oo aan la wadaagnay qeyb ka mid ah howlaha muhiimka ah ee ay Dekedda Muqdisho u qabato dalka iyo bulshada Soomaaliyeed. Carruurtu waa rajada iyo hoggaamiyeyaasha berri. Maalgashiga aqoontooda iyo fahamkooda maanta waa…
Maalinta Badaha Aduunka
Maanta oo ku beegan Maalinta Caalamiga ah ee Badaha Adduunka, Maamulka Dekedda Muqdisho waxa uu ku biiraya dadaallada caalamiga ah ee lagu xusayo muhiimadda ay baduhu u leeyihiin nolosha, ganacsiga, dhaqaalaha iyo horumarka bulshooyinka. Baduhu waa halbowlaha isku xira dalalka, kobciya…
Fariinta Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho ee Munasibada Ciida Carafa 2026.
Fariinta Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho ee Munasibadda Ciida Carafa, Mudane Amb Mohamed Ali Nur.
Maareye ku-xigeenka Ahna kusimaha Mareeyaha Guud Ee dekada muqdisho oo ka qaybgalay Machadka Soomaaliyeed ee Badaha, oo loogu talagalay horumarinta iyo barashada cilmiga badaha
Ku simaha Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Ahna maareeye ku xigeenka Dekedda Dr. Cali Xaaji ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad xariga looga jarayaay Machadka Soomaaliyeed ee Badaha, oo loogu talagalay horumarinta iyo barashada cilmiga baddaha, waxaana daahfuray wasiirka wasaaradda Dekeddaha XFS.
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nuur ( Americo ) ayaa booqday xarunta Jaamacadda Benadir, waxaana uu ardayda Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Maamulka Jaamacadda u soo jeediyay mowduuc ka hadlayay Ganacsiga, Saadka (Logistics), iyo Mustaqbalka Dhaqaalaha Soomaaliya.
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nuur ( Americo ) ayaa booqday xarunta Jaamacadda Benadir, waxaana uu ardayda Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Maamulka Jaamacadda u soo jeediyay mowduuc ka hadlayay Ganacsiga, Saadka (Logistics), iyo Mustaqbalka Dhaqaalaha Soomaaliya.



